Helsinki Islamic Center Boga Rasmiga ah ee Markazka HIC
Ogaysiis: Muxaadarooyin loogu talagalay dumurka oo qabsoomi doona khamiista 17.05.2012
Ogaysiis
Waxuu Markazka Helsinki Islam Keskus uu ogaysiinayaa muslimiinta in muxadarooyin diini ah oo loogu talagalay  dumarka ay qabsoomi doonan  khmiista 17.05.2012  saacada 16:00 galbnimo. Malintaa oo ah maalin fasax ah waxaan codsanaynaa ciddii ay fariintan soo gaarto ay sii garsiiso gabdhha muslimiinta ah, Ajarna ha la xisaabsado imaanshaha misaajidka iyo khayrka isugu kaalmaynta.
Mawduuca: Muxadarooyin diini ah
Taariikhda: 17.05.2012
Maarinta: Khamiis
Saacada: 16:00-19:30
Ogaysiis: Xaflad qalinjebin Quraan sabti 19.05.2012
Ogaysiis
Waxaa dhamaan Muslimiinta uu ogaysiinyaa Markazka Helsinki Islam Keskus waaxda dugsiga Quraanka in ay dhici doonto sabtida 19.05.2012 saacada 15:00 xaflada loogu talagalay arday Quraanka dhamaysay, taas oo ah in Allaah loo mahadnaqo kadibna dhiiri galin ardadii shaqadaa soo qabatay iyo waliba in ardayda kale ku daydaan. Marlabaad waxaan ka dalbanaynaa ciddii awoodo in ay farxdaas nala wadaagaan.
MUHIIM:Warbixin kusaabsan been abuurkii laga faafiyay Markazka Helsinki Islam Keskus iyo ururo kale oo Soomaaliyeed(Video)
Sidii baryahaanba socotay waxaa jiray dad been abuur ka faafiyay Markazka  ayagoo ku eedeeyay in Markazka iyo xubnaha ka shaqeeya iyo ururo Soomaaliyeed oo kale ay ku shaqeeyaan Musuqmaasuq, xagjirnimo, xiriirna la leeyihiin  ururro argagaxiso ah  IWM, taasoona loo gudbiyay warbinxinadaas been abuurka ah qaar ka mid ah hay’adaha dawladda, nasiib wanaagna Allaah fadligiis uu arinkaas soo shaac baxay.Haddaba warbixin arintaas la xiriirta waxaa ka hadlay gudoomiyaha shuurada ee Markazka Ing. Jaamac Aadan Ismaaciil.
<object width="550" height="344">
<param name="allowfullscreen" value="true" />
<param name="allowscriptaccess" value="always" />
<param name="movie" value="http://www.youtube.com/v/f_FuMVfa8S4&&autoplay=0&loop=0&rel=0" />
<param name="wmode" value="transparent">
<embed src="http://www.youtube.com/v/f_FuMVfa8S4&&autoplay=0&loop=0&rel=0" type="application/x-shockwave-flash" wmode="transparent" allowfullscreen="true" allowscriptaccess="always" width="550" height="344">
</embed>
</object>
waxaana gudoomiyuhu uu ka warbixiyay arinkaas . Haddaba arimahaasi wixii ka jira, xaaladda uu arinku marayo hadda iyo waxa uu xaalku noqon doono mustaqbalka dhowba waxaa lagu soo gudbin doonaa bayaanada soo socda insha Allaah.
Helsinki Islamic Center  Maamulka markazka:-
www.hki-islamkeskus.fi   E-mail:-  info@hki-islamkeskus.fi
Tel +3589 7260207  GSM  +358 45 1282 818
Muxaadarooyin kala duwan oo lagu qabtay Masjidka Al-huda 01/05/2012(Daawo Video)
Iyadoo lagu jiray fasaxii maalinta shaqaalaha 01.05.2012 ayaa maamulka Masjidku wuxuu soo qabanqaabiyay kulan loogu talagalay dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada iyo kuwa ku xiran masjidkaba. waxaana kulankaasi uu ahaa mid laga soo jeediyay muxaadarooyin kala duwan.Muxaadaradii koowaad oo ku saabsanayd xanuunka ”BUUFISKA” loo yaqaan ayaa waxaa soo jeediyay Sh.Abdirazaak Sugulle Maxamed oo ka mid ah ducaadda markazka. waxaana uu muxaadardiisa uga hadlay : waxa uu cudurkani yahay, asbaabaha keena,
calaamadaha lagu garto iyo dawadiisaba.
<object width="550" height="344">
<param name="allowfullscreen" value="true" />
<param name="allowscriptaccess" value="always" />
<param name="movie" value="http://www.youtube.com/v/JHwH3CfKgwM&&autoplay=0&loop=0&rel=0" />
<param name="wmode" value="transparent">
<embed src="http://www.youtube.com/v/JHwH3CfKgwM&&autoplay=0&loop=0&rel=0" type="application/x-shockwave-flash" wmode="transparent" allowfullscreen="true" allowscriptaccess="always" width="550" height="344">
</embed>
</object>
Qaybtii Labaad ee muxaadarada ayaa waxaa soo
jeediyay Dr Cartan Maxamuud oo ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee ka howlgasha
isbitaalada dalkan Finland. Waxaana diktoorku uu ka hadlay guud ahaanba
xannuunada maskaxda ku dhaca, qaybahooda kala duwan, calaamadahooda iyo
daaweyntoodaba. waxaana ay dadweynuhu weydiinayeen su’aalo la xiriira
mowduucaas, iyadoo dhakhtarkuna uu si hufan uga jawaabay.
<object width="550" height="344">
<param name="allowfullscreen" value="true" />
<param name="allowscriptaccess" value="always" />
<param name="movie" value="http://www.youtube.com/v/fxod_7RVlDI&&autoplay=0&loop=0&rel=0" />
<param name="wmode" value="transparent">
<embed src="http://www.youtube.com/v/fxod_7RVlDI&&autoplay=0&loop=0&rel=0" type="application/x-shockwave-flash" wmode="transparent" allowfullscreen="true" allowscriptaccess="always" width="550" height="344">
</embed>
</object>
Helsinki Islamic Center  Maamulka markazka:-
www.hki-islamkeskus.fi   E-mail:-  info@hki-islamkeskus.fi
Tel +3589 7260207  GSM  +358 45 1282 818
Ogeyiis:Dawrada Xagaaga ee Masjidka Al-huda 25-27/12/2011
Waxaa dadweynaha ku dhaqan Finland loogu bishaareynayaa in Waaxda dacwda ee Masjidka Al-huda ay soo qabanqaabisay dowro loogu talogalay xilliga Qaboobaha ee fasaxa in ay dad-weynuhu ka faa’iidaystaan. Waxaana ay dowradaasi socon doontaa muddo 3-cisho ah, iyadoo loo kala qaybin doono Ragga iyo Dumarka iyo Dhalinyarada. Maalmaha ay dowradu socon doonto Axadd,Isniin iyo Talaado
JADWALKA DOWRADA IYO WAKHTIGA AY BAXAYAAN HALKAAN KA AKHRISO.
Muxaadaraatka laga jeedin doono Dowrada:
Xalinta khilaafka
Tarbiyada caruurta
Arimaha caafimaadka
Ka faaiidaysiga waqtiga
Aadabta Masjidka
Cilmiga iyo ka faa’iidaysigiisa
Waxaa ka qeyb qaadan doona Dowrada qaar ka mid ah Ducaada Markazka, ee ka faa’iideysi wacan.
Faafaahin dheeraad kala xiriir Markazka:-
Helsinki Islamic Center  Maamulka markazka:-
www.hki-islamkeskus.fi   E-mail:-  info@hki-islamkeskus.fi
Tel +3589 7260207  GSM  +358 45 1282 818
MAQAAL: FADLIGA SOONKA MAALINTA CAASHUURA‏
Walalayaal waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa, kalmado kooban oo kussabsan FADLIGA SOONKA MAALINTA TOBONAAD EE BISHA AL-MUHARRAM oo ah bisha koowaad ee sanadka HIJRIGA..oo aan hadda kujirno. Bisha Al-muharram waa bil barakaysan oo ku wayn Allaah agtiisa, waxeyna ka midtahay afarta bilood ee loo yaqaan الأشهر الحُرُمbilaha xurmada leh..sida Quraanka kuxusan Nabigana  صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ uu kusheegay sunnada.
FADLIGA SOONKA BISHA Al-MUHARRAM:
Guud ahaan waxaa kusoo arooray sunnada nabiga in ay fadli badan leedahay soonka sunnada ah oo lasoomo bishaan barakaysan ee Al-MUHARRAM sida kuxusan xadiiska ah:( أَفْضَلُ الصِّيَامِ بَعْدَ رَمَضَانَ شَهْرُ اللَّهِ الْمُحَرَّمُ )  رواه مسلم
Oo uu macnihiisu yahay: ** Soon kan ugu fadliga badan soonka ramamdaan kadib waa soonka bisha Allah Al-muharram…”Muslim ayaa soo saaray”
Haddaba ayada oo fadligaas leh ayaa hadana waxaa ku dhexjirta maalin lagu magacaabo CAASHUURAA.
MAALINTA CAASHUURAA:
Waa maalinta 10aad (tobonaad) ee bisha Al-muharram
MUNAASABADDA SOONKEEDA:
Waa  maalintii uu Allaah ka  badbaadiyay NABI MUSSE عليه السلام  iyo qoomkiisa shartii Fircoon, marka shukri alaah dartiis ayaan usoomayna malintaasna waxay ahayd maalinta 10aad ee bisha Al-muharaam.
FADLIGA CASHURA:
Nabiga صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَMar lawaydiiyay soonka maalinta 10aad ee Al-muharram waxa uu ku jawabay: ” waxaan Allaah kaga ajar dalbayaa inuu ii dambi dhaafo sanadkii ka horeeyay”"
عن أبي قتادة رضي الله عنه قال : سُئل النبي صلى الله عليه وسلم عن صيام يوم عاشوراء ، فقال : إني أحتسب على الله أن يكفر السنة التي قبله .  رواه مسلم
Dunuubta la isku dhaafayo waa kuwa yar-yar (al-siqaar) qofkii uu ka dhacay dambi wayn oo (kabiira) waxaa looga baahanyahay inuu Allaah tawbad(dambi dhaaf) dhab ah ula yimaado inta uu haysto fursada oo aysan kadin geeridu!!..Allaah hanoo dambi dhaafo amiin..
MARTABADAHA SOONKA CAASHURA:
1-Sida ugu Dhameystiran: Waa in lasoomo maalin ka hor ama maalin kadib caashuuraa,oo ah soonka maalinta 9aad iyo 10aad iyo 11aad.
2-Sida ku xigta: Soonka 9aad iyo 10aad.
3-Sida ugu hooseysa: Soonka 10aad oo kaliya.
WAKHTIGA AY KU BEEGANTAHAY :
Maalinta 9aad:   Axadd    04.12.2011
Maalinta 10aad: Isniin     05.12.2011
Maalinta 11aad: Talaado  06.12.2011
FAA’IIDOOYIN KOOBAN:-
1-waxaa fiican oo mustaxab ah in loosoomo soonka maalinta  caashuura,kudayasho lagu dayanano NABIGA “صلى الله عليه وسلم     ”
2-maalintaan waxaa soomay NABIGA (scw) iyo saxaabadiisa waxaa  kaloo hortood soomay NABI MUUSE.
3-waa maalin fadli wayn leh.
4-waxaa fiican in maalinta caashuura maalin kahor ama kadib laasoomo, khilaaf la khilaafayo YUHUUDA, oo  ayagana maalintaan soomi jirtay.
5-Intaan ayaa kusoo aroortay fadliga maalinta”CASHURA”, wax kale oo fadli ah ama camal kale oo lasameeyaa  kuma sugnaan SUNNADA NABIGA(SCW) , marka waxaa reeban oo BIDCA AH waxa ay sameeyaan dadka loo yaqaan “RAAFIDAH” ama “SHIICA” oo ah is dil iyo is mindiyeen iyo wixii la mid ah, waxaasna ma aha wax diinta ku banaan ama uu ALLAH iyo RASUULKIISU na amreen, qofka muslimka ahna waxaa la gudboon inuu ka dhawrtoonaado wax walba oo khilaafsan diinta Allaah uu kusoo dajiyay NABI MUHAMMAD(SCW), ayna tahay inuu raacdo jidkuu uu NABIGA(SCW) ujideeyay ummaddiisa ahna jidkii ay raaceen saxaabada iyo salafkii suubanaa Allaah haka raali noqdee dhamaantood.
6-Maalintaana waa fadli Allah uu nagu manaystay inuu nooga dhigay soon maalin qura dambi dhaaf sanad oo dhan, qof walowba waxaa ku deg-degtaa ka faa’iidaysiga maalintaan, kuna bilow sanadkaaga cusub (1433 HIJRIGA) daacada Allah iyo ku tartanka khayraadka.
Allah hanaga dhigo kuwii laga aqbalo camalkooda kiisa wanaagsan..aamiin aamiin aamiiin.
Tahniyad ku aadan Ciidul Al-adxaa Almubaarak 1432H/2011
Maamulka Markaska Helsinki Islamic Center ee Masjidka Al-hudaa waxaa farxad weyn u ah inuu ugu bishaareeyo muslimiinta meel kasta oo ay joogaan gaar ahan Muslimiinta reer Finland Ciida al-adxaa al-mubaarak.Allaah (SW) waxaan ka baryaynaa in Ciidan ciideeda kale inuu nagu gaarsiiyo  bash-bash iyo barwaaqo.Maamulka Markazka  Waxa ay Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan Allah( SW) uga Baryayaan in uu ka aqbalo cibaadadooda, sanadkan sanadkiisa kalana ku gaarsiiyo horumar Nabad iyo kheyr oo dhan.Taqabala Allahu minaa wa minkum CIID MUBAARAK.
Helsinki Islamic Center  Maamulka markazka:-
www.hki-islamkeskus.fi   E-mail:-  info@hki-islamkeskus.fi
Tel +3589 7260207  GSM  +358 45 1282 818
Sh.Yuusuf Aadan oo boqasho dacwi ah ku yimid markazka 25/Dul-qicdah/1432H
Waxaa maalmahaan booqasho dacwi ah ku joogay dalka Finland Sheekh Yuusuf Adan , waxaana uu sheekhu galabnimadii Axadda  23.10.2011 muxaadaro ka soo jeediyay xarunta markazka weyn ee Helsinki Islamic Center ee Masjidka Al-huda, waxaana uu sheekhu ka hadlay Walaaltinimda Islaamka. Sheekh Yuusuf waxa uu tilmaamo ka bixiyay sida uu mowduucani muhiimka inoogu yahay marxaladan adag ee ummadda Soomaaliyeed marayso awgeed. Wuxuuna sheegay sheekhu in khidadaha gaaladu adeegsadaan ay ka mid tahay in iyagu ay dadka isjecleysiiyaan, islamarkaana ummadda Muslimiinta ah dhexdooda ay ka shaqeeyaan sidii ay isu nacsiin lahaayeen. Waxaa uu sheekhu tilmaamay xaaladaha kala duwan ee uu sheegay in ay ahaayeen kuwo ad-adag oo ay
ummaddu soo martay ama ay hadda dhexdabaalanayso sida: qabyaalada, kooxaysiga, afkaar kala duwanaanshaha iyo wixii la mid ah. Ugu danbayn wuxuu xusay sheekhu waxyaabaha ka horiman kara walaaltinimadaas oo baabi’in kara oo uu ku soo uruurshay arimaha ay ka mid yiihn.:- Jahliga, Qabalaiyada, Shaydaanka, Kala baadista ama kala maqnaansha, Balwada iyo dduunyada.Muxaadaradaasi ayaa runtii ahayd mid u sheekhu si fiican u kala dhigdhigay, iyadoo dadkuna ay aad ugu khushuucsanaayneen, waayo wuxuu ahaa mowduuc la tafaaculaya xaalada adag ee ay maanta ummaddu marayso gudo iyo dibadba, wuxuuna runtii ahaa mid aad is leedahay wuu ku haboonaa waqtigan, maadaama uu daawo u yahay cidii uu Allaah u sahlo, waxyaabo badan oo mowduucu ishaarayay oo bulshadu ay dhibaatadeeda la ildaran tahay.
Halkaan ka daawo Muxaadaradii oo Muuqaal ah:
<object width="550" height="400">
<param name="allowfullscreen" value="true" />
<param name="allowscriptaccess" value="always" />
<param name="movie" value="http://www.youtube.com/v/G5XHTRlyN6A&&autoplay=0&loop=0&rel=0" />
<param name="wmode" value="transparent">
<embed src="http://www.youtube.com/v/G5XHTRlyN6A&&autoplay=0&loop=0&rel=0" type="application/x-shockwave-flash" wmode="transparent" allowfullscreen="true" allowscriptaccess="always" width="550" height="400">
</embed>
</object>
Maamulka markazka, Waaxda Dacwada
www.hki-islamkeskus.fi E-mail:-  info@hki-islamkeskus.fi
Tel 09 7260207  GSM  045 1282 818
Fadliga tobanka (10 dul xijah) iyo acmaasha la sameeyo maalmahaas‏
Walaalayaal waxaan naftayda iyo tiinaba u dardaarmayaa Alle cabsidiis, waayo iyada ayaa lagu helaa khayraadka, farxadda iyo nolosha wanaagsan, iyada ayaana gabaad u ah dhibka iyo silica nolosha lagala kulmo ee Adduunka iyo Aakhiradaba.Waxaa ummadda  Muslimka ah u soo galay maalmo aad u weyn oo dadka muslimiinta ahi ay kaga faa’iidaysanayaan sidii ay ku kasban lahaayeen khayraad fara badan Alle agtiisa, waana maalmaha ugu fadliga badan dunida ee 10 ka hore ee bisha Dil – Xijah(28/Oct/2011 ila 06/Nov/2011) Waa maalmo uu qofka muslimka ah ku kasban karo khayraadka Alle agtiisa yaal, ku gaari karo darajo sare Alle agtiisa haddii uu qofku badsado samaynta khayraadka… Waxaa ka sugnaaday Nabi Muxamed (NNKH) inuu yiri :
((ما مِن أيّام العمل الصّالح فيها أحبّ إلى الله من هذه الأيام)) يعني أيّامَ العشر، قالوا: يا رسولَ الله، ولا الجهادُ في سبيل الله؟! قال: ((ولا الجهادُ في سبيل الله إلاّ رجلٌ خرج بنفسه ومالِه ثمّ لم يرجِع من ذلك بشيء)) رواه البخاري،
“ Ma jirto maalmo Alle xaggiisa looga jacayl badan yahay camalka saalixa ah maalmahan “ waxaa loola jeedaa 10ka maalmod ee bisha Dil-xijah, markaasay saxaabadu ku yiraaheed Nabiga : Xitaa jihaadka Alle dartiis loo galo, Wuxuu yiri Nabigu (NNKH): haa xitaa jihaadka Alle dartiis, illaa nin isagu naftiisa iyo maalkiisaba ku bixiyay jihaadka Alle dartiis oo aan midna la soo noqon mooyaane“ Waxaa weriyay Bukhaari.
وعند البيهقيّ: ((ما عملٌ أزكى عند الله ولا أعظم أجرًا من خيرٍ يعمَله في عشر الأضحى
Beyhaqi ayaa isna weriyay : “ Ma jiro camal Alle agtiisa ka wanaagsan , kana ajar badan, khayr uu qofku sameeyo 10ka Adhxaada” yacnii 10 ka hore ee bisha Dil-xijah”.وروى البزّار في مسنده عن النبيّ  أنه قال: ((أفضلُ أيّام الدّنيا العشر)) يعني عشرَ ذي الحجّة الحديث.
Bazaar ayaa isna musnadkiisa ku weriyay in Nabigu (NNKH) uu yiri : Maalmaha dunida ugu fadliga badan waa 10ka “ oo loola jeedo 10 ka hore ee bisha Dil-xijah.
Ibnu Xajar Allaha u naxariistee oo arintaan ka hadlayay ayaa yiri : Sababta ay maalmahani u yeesheen fadligaas faraha badan ee gaarka ah  waxaa weeye:iyadoo ay kulansadeen hooyooyinkii cibaadada ee Salaada, Soonka, Sadaqada, Xajka iyo qayrkood, maalmo kale oo intaasi ay ku kulmeena ma jiraan.
Walaalahayga muslimiinta ahoow waxaa haboon in muslimku uu ku dadaalo cibaadada siiba soonka, waxaana xaasaska Nabiga ka sugnaaday sida ay warinayaan :
“ Nabigu waxaa uu ahaa mid sooma 9ka maalmood ee ugu horeeya Dil-xijah, maalinka Cashuuraa, iyo saddex maalmood  bil kasta : Isniinta ugu horeysa ee bisha iyo Khamiista.  Waxaa weriyay Abuu daawuud , waana saxiix sida uu xaqijiyay Sh. Albaani  (Allaha u naxaristee)… laakiin   xadiiska uu werinayo Abuu  Daawuud laftigiisa oo Caaisha ay tiri : Ma arag Rasuulka oo sooman 10ka weli… oo isaguna saxiix ah, ayaa culimadu marka ay iswaafajinayaan 2dan xadiis waxaa ay ka yiraahdeen: -
Imaamu Nawawi (Allaha u naxaristee) ayaa yiri: Soonka maalmahan ma ahan mid karaaho daran ah, ee waa mid aad loo jecel yahay oo mustaxab ah.Waxaa kaloo uu Imaamu Nawawi (Allaha u naxaristee)  yiri: hadalka caa’isha waxaa loo awilayaa inuusan Nabigu (NNKH) soomin maalmahan sababo ku yimid awgood sida: Jiro ,safar IWM.. ama aysan iyadu arag isago sooman wali.. mana laaziminayso in aan la soomayn.
Ibnul qayim (Allaha u naxaristee) ayaa isna yiri : Xadiiska wax sugaya ayaa laga hormarin kan wax diidaya hadduuba ansaxo.
Ibnu Xajar (Allaha u naxaristee) ayaa isna yiri kadib marku ka hadlay fadliga 10kaan maalmood : soonka maalmahan kama hor imanaayo oo laguma radin karo xadiiska caa’isha, waayo Nabigu (NNKH) isagoo ahaa mid ummadiisa u turid iyo naxariis badan, ayaa waxaa dhacaysay inuu isagoo jecel in camalka uu sameeyo uu isaga dhaafi jiray ka baqid uu ka baqayo in ummadda lagu waajibiyo.
Haddaba walaayaal waxaa nala gudboon inaan maalmahaas ka faa’iidayano oo la badiyo acmaasha wanaagsan sida Soonka, Qur’aan akhriska, Sadaqada, u samafalka waalidka, dadka dhibaataysan oo wax la taro, adkaarta oo lagu dadaalo ( Takbirta, tahlilka iyo taxmidka )..iyo dhamaan wixi camal wanaagsan ah.
waxaa si gaar ah ajar ugu soo arooray soonka maalinka 9aad ee loo yaqaan Carafa oo sanadkan Insha Allaah ku beegan maalin SABTIDA  ah oo bishuna tahay  05.11.2010 waa maalinka ay dadka xujayda ahi taagan yihiin banka carafaad .
Nabigu (NNKH) waxaa uu yiri :-
((صيامُ يومِ عرفة أحتسِب على الله أن يكفِّرَ السنّةَ التي قبلَه والتي بعده)) رواه مسلم.
“Soonka Maalinka Carafa waxaan Allaah ka rajaynayaa inuu ku dhaafo denbiga sanadkii ka horeeyay iyo kan ka danbeeya “
Adakaarta (muqayadka ah ) ee ugu saxiixsan ee laga weriyay saxaabadii nabiga (NNKH) waa mida ay weriyeen IBnu Cumar iyo Ibnu Mascuud (Allaha ka raali noqdo labadoodaba ):
(الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله، والله أكبر الله أكبر ولله الحمد).
waxaana ay bilaabanaysaa adkaartaasi oo ah tan sida gaarka ah u soo aroortay ( Muqayadka ah) : qofka an xaajiga ahayn ee magaaladiisa jooga laga bilaabo maalinka Carafa salaad kasta oo jamaaco lagu tukado gadaasheed illaa iyo maalmaha 3da ah ee loo yaqaan Ayaamu tashriiqa (11aad,12aad iyo 13aadka) ee maalinka ugu danbaysa saladeeda Casar.
Qofka xaajiga ah waxaa uu bilaabayaa adkaartaas duhurka maalinka 10aad ee loo yaqaan maalinka gowrca (Yowmu Naxar ) illaa iyo salaadda casarka ee maalmaha tashriiqa ugu danbaysa.
Allaaaaahu Akbar… Allaaaaahu Akbar… Allaaaaahu Akbar… maxaa ka fadli badan, maxaa ka khayr badan ruuxii uu Allaah waafajiyo oo ka fa’iidaysta fursdahaas.
Ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwii khayraadkaas ka faa’iidaysta, Allena uu cimri wanaagsan iyo cibaado suuban nagu garsiiyo maalmahaas sanado fara badan, nagana dhigo kuwii khayrka ka faa’iidaysta.
Sidoo kale waxaa suno wanaagsan ah qofkii awooda inuu udxiyaysto oo Alle dartiis wax u gowraco, waxaana qofkii udxiyaysanaya la gudboon inaanu timihisa iyo cidiyihiisa waxba ka jarin jeer uu udxiyada gowraco… waxaana Nabigu (NNKH) uu yiri sida uu  ku warinayo Muslim  saxiixiisa :-
((إذا رأيتُم هلالَ ذي الحجة وأرادَ أحدكم أن يضحّيَ فلا يأخذ من شعرِه وأظفاره شيئًا حتى يضحّي)) رواه مسلم.
“Marka aad aragtaan bisha Dil-xijah oo ay bilato, qofkiina uu doono inuu udxiyaysto, timihiisa iyo cidiyihiisa yaanu waxba ka goyn illaa uu udxiyaysto” waxaa weriyay Muslim.
wixii sax ah waa mid Alle iwaafajiyay, isagaana mahad iska leh, wixii khalad ahna waa xagayga, Alle iyo Rasuulba bari bay ka yihiin.. Naseexadiina iyo sixitaankiina waan u baahnahay
Walaayaal waad mahadsantihiin, waxaana idinka codsani in aad iisooduceysaan
Waxaa diyaariyay
Abuu C/raxmaan C/razaaq Sugulle. Maxamed
Imaamka iyo Khadiibka Masjidka Al-huda
Markazka Helsinki Islamic Center
abdirazaks@hotmail.com
Muxaadaraadkii dhalinyarada loogu tala galay oo si habsami leh u qabsoomay
Qaybtii Labaad waxaa soo jeediyay Sh. C/rasaaq Sugulle Maxamed, waxaana ay ku saabsanayd “dhibaatooyinka dhalinta ku haysta qurbaha”, isagoo sheekhu tusalooyin kala duwan u soo qaatay ; Mukhaadaraadka iyo dhibta ay ku  hayaan dhalinta, saaxiibada xun-xun, guurka oo ka daaha IWM. waxaana uu sheekhu soo qaatay sheekooyin dhab ah oo ku saabsan masiirka xun ee qofka mukhadaraadka isticmaala u danbeyn doona. Waxaa kaloo uu sheekhu si gaar uga hadlay ku dayashada indha la’aanta ah ee lagu daydo cayaartooyda, heesayaasha iyo kuwa la midka ah, taasoo qofka dhalinyarada ah ka dhigaysa mid addoon u ah oo gacanta ugu jira cid kale.
Muxaadaraadkaas ayaa ahaa kuwo ay si aad ugu bogeen waalidiintii goobjooga ka ahaa markii ay socdeen, waxaana ay markazka uga mahadceliyeen qabanqaabada howlahan oo kale, iyagoo waliba sheegay in mawaadiicda noocan oo kale ah ee iyaga khuseeya loo baahan yahay in lagala hadlo mar walba.
Maamulka markazka, Waaxda Dacwada
www.hki-islamkeskus.fi E-mail:-  info@hki-islamkeskus.fi
Tel 09 7260207  GSM  045 1282 818